Qoor Qoor oo shaaciyay Doorka uu ka qaadanayo Doorashada la isku hayo

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo habka Foggaan aragga Ee Zoom-ka uga qaybgalay Shirkii 5aad ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ayaa ka jeediyey khubad muhiim ah oo khuseysa dhinacyada; Dib-u-heshiisiinta, Doorashada & Amniga.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Madashani muhiimad gaar ah u leedahay ummadda Soomaaliyeed isagoona ku booriyey dhamaan masuuliyiinta iney … Continue reading Qoor Qoor oo shaaciyay Doorka uu ka qaadanayo Doorashada la isku hayo